Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Masuuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda Federaalka ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona shirka madasha wadatashiga oo dhawaan ka furmi doona Magaalada Muqdisho.
May be an image of 5 peopleMay be an image of 10 people, suit and aircraftMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 7 people and suitMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 5 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here