Sida warbaahinta Qaranku tabisay Waxaa maalintii labaad si rasmi ah u bilaawday Muqdisho Shirka Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha, kaasoo diiradda lagu saarayo fursadaha maalgashi ee ka jira dhanka beeraha ee Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya ganacsato, maalgashadayaal caalami ah, iyo khubaro ku takhasustay beeraha, iyagoo wadaagaya aragtiyo iyo fikrado ku saabsan horumarinta.

wax-soo-saarka beeraha, ganacsiga iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga caalamiga ah si loo gaaro horumar waara oo dhinaca beeraha ah.
May be an image of 5 people, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of combine, tractor and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of one or more people, fragrance and textMay be an image of textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 5 people, beard, suit and textMay be an image of macramé and textMay be an image of 2 people, dais, newsroom and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here