Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullahi ayaa kulan la qaatay Danjiraha dowladda Sweden u jooga Dalkeena Soomaaliya mudane Amb. Joachim Waern.

Taliyaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga dhanka Amniga ee labada dal, la-dagaallanka khawaarijta, kordhinta tababarada iyo taageeradda ay dowladda Sweden Siiso Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Advertisement

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here