Askarta Israa’iil ayaa gudaha u galay Lubnaan ka dib markii ay ciidamadu ku dhawaaqeen hawlgal xadidan oo dhulka ah oo ka dhan ah Xisbullah.

Israa’iil ayaa duqeymo kale oo dhanka cirka ah ka fulisay duleedka koonfureed ee Beirut, iyadoo duqeysay xaafado dhowr ah kaddib markii ay ku amartay dadka deegaanka inay isaga guuraan.

Advertisement

Wararka laga helaayo dagaalkaan tooska ah ayaa sheegaya in dagaal-yahanada Xisbullah inay cashir u dhigeen ciidamada Yuhuuda ee isku dayay inay gudaha Lubnaan qabsadaan.

Weeraro ka dhacay Lubnaan ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof Isniintii,

Dhanka kalr Wasaaradda Caafimaadka Dalka Falastii   ayaa sheegtay. Duqeyn ay Israa’iil ka geysatay xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza  lagu dilay ugu yaraan 11 qof.

Ugu yaraan 41,615 qof  lagu dilay 96,359 waa lagu dhaawacay weerarrada Israel tan iyo bishii Oktoobar. Israa’iil, ugu yaraan 1,139 qof ayaa lagu dilay weerarradii ay Xamaas hoggaaminaysay 7-dii Oktoobar, in ka badan 200 oo qofna waa la qafaashay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here