Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Jaamacada Dowladda Koonfur Galbeed oo si Bilaash ah ay wax ku Baranayaan Bahda Jacayl Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Munaasabada Daahfurka Jaamacada waxaa Madaxweyne Laftagareen ku Wehlinayey Masuuliyiinta ka Tirsan Labadda Golle Dowladda, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Bahda Waxbarashada, La Taliyaasha Madaxweynaha iyo Marti Sharaf kale.
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, speaker, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, lighting and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 6 people, headscarf and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here