Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Khawaarijtu qorsheynayeen inay ku soo qaadaan deegaankaas.

Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/sare Nuur Maxamed Gaabow Nur Farey ayaa Xaqiijiyay Khawaarijta iyagoo is Aruursi ka wadey Tuulada Buur-fuule oo Lambar-konton katirsan ay ku bexeen Geesiyaasha Qaranka, halkaasna jab Xooggan ku gaarsiiyay Maleeshiyaadkii ay Khawaarijtu soo Khaldeen.
May be an image of 1 person, tree and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here