Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Yuusuf Cabdi Xasn (Sandheere ) oo ku eedaysan kicin iyo iska horkeenid bulsho.

Eedeysanha oo hada ku jira xabsiga ayaa la hor geydoonaa Maxkammada awooda u leh.

Advertisement

Ciidanka boliiska waxey had iyo jeer u taagan yihiin ilaalinta nabad galayda guud iyo anshaxa umadda Soomaaliyeed.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here