Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed ee ku sugan Degmada Baraawe ayaa lagu soo qabtay dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta oo aasayey Miino uu doonayay in uu ku dhibaateeyo shacabka Caasimadda Koonfur Galbeed ee Baraawe.

Dhagar qabaha ayaa ku jira gacanta Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida Koonfur Galbeed ee Baraawe ,waxaana Ciidanku qarxiyeen miinadii uu aasay.

Advertisement
Maaha markii ugu horeysay oo la qabto Alshabaab ku howlanaa miino aasid balse marar badan iyo deegaano kala duwan ayaa lagu qabtay dagaal-yahanada Alshabaab oo markaas miino dhulka gelinaya.
No description available.No description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here