May be an image of 6 people, dais and text
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo ah xarunka Kumeel-gaarka ah ee maamul Goboleedka iyo Gobolka Bay.
Mashruucaan waxaa iska kaashtay hirgelintiisa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Ingiriiska.

Masuuliyiin kala duwan ayaa soo xaadirtay munaasabadaani sida Madaxweyne Lafta-gareen,Wasiiradiisa qaar ,xildhibaano isugu jira faderaalka iyo maamulka, masuuliyiinta maamulka Gobolka Bay iyo kan Magaalada Bayd Baydhaba.
Sidoo kale maamulka Shirkada Korontada ee  BECO iyo Marti Sharaf kale ayaa soo xaadirey, waxaana hadalo kooban ka jeediyay Madaxweynaha Maamulka Koofur-Ga;lbeed C/casiis Lafta-gareeN.
“waxaan ku faraxsanahay in mashruucaan lagu  iftiiminayo mid ka mid ah xaafadaha ugu waaweyn Baydhabo, islamarkaana la soo celinaayo bilicdeedii iyo quruxdeedii”ayuu yiri Lafta-gareen
Madaxweynaha wuxuu intaasi ku daray in talaabadaani ay qeyb ka tahay dadaaalada Dowlada ee gaarsiinta adeegyada bulshada.
“dadkaani ma soo barakicin halaga daato waa soo bara-kaceen , waa dadk dhibaato deegaankooda ku qabsatay islamarkaana yimaadeen deegaanadooda kale laguna soo dhaweeyay, duruf amni iyo mid abaared ayaa qabatay marka lama dhihi karo waa barakacayaal”ayuu yiri Madaxweyne Lafta-gareen
XAFIISKA WARARKAMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 5 people and dais
DAYNIILE.COM
May be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 people, lighting, table and daisMay be an image of 6 people, newsroom, dais and textMay be an image of 6 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here