Merera Gudina - Wikipedia

Prof. Merera Gudina oo oo ah siyaasi iyo indheergarad Itoobiyaan ah oo caan ah, kana soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa waraysi uu dhowaan bixiyey ku sheegay in Itoobiya ay qarka u saaran tahay burbur, isagoo la meeldhigay burburkii ku dhacay dalkii la isku oran jiray Yugoslavia.

Burburka socda ayuu ku macneeyay in ay sabab u tahay khilaafka gudaha oo sii xoogagsanaya iyo xisbiga talada haya ee PP oo khalkhal galin ka wada dawladaha deriska ah ee Geeska Afrika.

Advertisement
Prof. Gudina oo hadalkiisa sii wata ayaa carabka ku adkeeyay in cawaaqib xumada ka dhalan karta kala daadshada Itoobiya ay kasii darnaan doonto tii Yugoslavia ka dhacday.
=XIGASHO XILDHIBAAN C//RAXMAAN SHUKUUR WARSAME=
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here