War-Saxaafadeed: Soomaaliya oo Aad Uga Walwalsan Shixnad Hub ah oo ay Itoobiya si Sharci Daro ah Ugu Dirtay Gudaha Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka
Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaareyneysaa shixnadda hubka iyo rasaasta dhawaan la soo mariyay dhulka ee ka timid Itoobiya lana geeyey gudaha Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ku ah madaxbannaanida Soomaaliya, iyo khatar weyn oo ku wajahan amniga Qaranka.

May be an illustration of text

Advertisement

 

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here