Waxaa wali ka socda deegaanada Maamulka Jublanad howlgaladii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab gaar ahaan deegaanada ku xeeran Buulo-Xaaji oo 80KM u jira Magaalada Kismaayo.

Deegaanada uuu wali howlgalku ka socdo waxaa ka mida aagga Lagta Caanoole oo dhinaca koonfureed ka xigta deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubbada hoose.

Sida warbaahinta Dowlada iyo Jubland lagu shaaciyay Aaga Lagta Caanoole ayaa gabaad u ahyed saraakiil iyo ciidamo ka tarisan Alshabaab waana sababta shalay iyo maantaba halkaasi uga sii socdaan howlgalada xili gaadiid badan oo kuwa dagaalka ah oo Jubaland leedahay ay kaga dagaalamayaan howdka Aaga Lagta Caanoole .

Inkastoo maanta aan la soo bandhigin agab hub ah oo laga furtay Alshabaab iyo ciidan laga dilay hadana shalay waxaa baraha bulshada lagu faafiyay dagaalamayaal laga dilay Alshabaab iyo hub laga qabsaday.

Advertisement
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 peopleNo photo description available.May be an image of 1 person, cheetah and grassMay be an image of 10 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people
May be an image of flute, trumpet and clarinetMay be an image of 1 person and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here