KATIMA MULILO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Dalka Namibia ayaa sheegaya inay geeriyoodeen afar ah kadib markii uu ku xirmay talaajad faaruq ah oo ay ku dhex ciyaarayeen.

Arintaan naxdinta lahayd ayaa isniintii ka dhacay Magaalada Katima Mulilo ee dalka Namibia,waxaana caruurtu talaajada ku jireen saacad iyo bar ka hor intaan la ogaam isla maalintaasi.

Advertisement

Caruurta oo da’dooda lagu sheegay inay u dhexeyso  3 ilaa 6 jir ayaa la sheegay in laba ka mida markiiba talaajada ku dhex dhinteen madaama naqasku ku xirnay halka labada kalana isbitaal-ka ay ku dhinteen intii lala tacaalayay.

Booliiska ayaa aamisan in falkaani yahay shil dhacay inkastoo baaritaana ay wadaan madaama Talaajadu ahayd mid la isticmaalo isamarkaana taalay waliba meel dadku ku badan yihiin sida bbc-du sheegtay.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Carruur

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here