May be an image of 3 people, dais and text
Muqdisho September, 17, 2024:Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo booqday hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade ayaa saxiixay buugga tacsida ee Ugaaska.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska, iyo ehelada Marxuumka waxa uuna Alle SWT uga baryay inuu naxriistiisa jano ka waraabiyo,eheladiisa, qaraabadiisa iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

May be an image of 2 people, dais and text
Sidoo kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi ugu tagay qoyska alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Faracadde, una tacsiyeeyay qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday marxuumka Alle ha u naxariistee.
Guddoomiye Cabdi Xaashi, ayaa saxiixay buuga tacsida wuxuuna marxuumka alle uga baryay in uu jannatul Fardowsa ka waraabiyo sabar iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada, Ugasyada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.
DHAMMAAD

May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, dais and text

May be an image of 2 people, dais and text
May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here