Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa Garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdi ka socdo Urur Goboleedka IGAD.

Wafdiga waxaa hogaaminaya xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD Workneh Gebeyeh waxaana loo galbiyay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS.

Advertisement

Wafdiga ayaa kulamo la qaadan doona madaxda sare ee dalka.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here