Maslax Maxamed Aadan oo 26 jir ah, kuna dhashay degamada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Deegaanka ee sugan Degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug.

Maslax ayaa Khawaarijta ka tirsanaa laba sano iyo bar, si gaar ah waxa uu ka mid ahaa qeybta fulisa weerarada shacabka ay ku laayaan, Maslax ayaa muddooyinkii dambe ku dhuumaaleysanayay aagga deegaanka Baraag-hurdaaye oo Xarardhere u jira 25KM.

Advertisement

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here