MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Boliiska Boliiska Muqdisho Gaar ahaan Saladhiga Boliiska Degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay, eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed(Sadaam) oo ku eedeysan in uu ceejo kudilay Marxuumad Maa’ido Maxmed Axmad 17 jir jir ah.
Haweeneyda marxuumada ah ee uu ninkaani ku edeysan yahay inuu dilay ayaa la sheegay inuu ka dhaxeeyay xiririir wada socod.

War ka soo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay inay wadaan Waxaa baarista islamarkaana eedeysanaha la hor geyn-doono sharciga si loo xaqiijiyo eedda loo heysto ama loogu waayo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here