05-September-2024
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gobolka Bari G/Sare Barkhad Cabdulaahi Yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Qaybta gobolka Bari G/dhexe Khaalid Ukun, ayaa gudoomiyay shirka khamiislaha ah ee amniga Gobolka.

Shirka waxaa ka qayb galay Saraakiisha ciidamada qalabka Sida ee Gobolka Bari sida PMPF,Daraawiishta iyo Booliska.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta Amniga la dagaalanka hubka sharcidarada ah,la dagaalanka Muqaadaraadka iyo adkaynta amniga Kontoroolka laga soo gallo Magaalada Boosaaso Maadaama ay dadku dib ugu soo noqonayaan Magaalada Boosaaso oo xiligii xagaaga gebogebo yahay.
Ugu danbeyn shacabka Puntland waxaa loogu baaqayaa hadii ay arkaan falal Amni daro ah ama wax ay ka shakiyaan  iyo wax walba oo la Xiriira dhaq-dhaqaaqa Amniga Puntland inay la soo xiriiraan Hay’adaha amniga sida Booliiska iyagoo wacaya lambarka gaaban ee 999.
– DHAMMAAD –
XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.
May be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 12 people, dais and textMay be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 1 person, beard and newsroomMay be an image of 2 people and beardMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 11 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais, newsroom and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here