Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ka hadlay xiisada u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya taasoo ka dhalatay damaca Itoobiya ee boobka Baddeena.
Xildhibaan Sheekh Shariif Sh.Axmed wuxuu Dowlada Somalia madaxdeeda usoo jeediyay dhaliil ku aadan habka ay u wajahayaan iska caabinta Dowlada Itoobiya.
Advertisement
Qoraalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa sidan u qornaa:-
Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed.
Advertisement