Sida ay shaacisay Hay’ada Qaramada Mudoobe ee UNRWA waxaa magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin ka bilowday ol-olaha talaalka Cauurta kaasoo socon doona mudo sedex maalin ah.

laba Boqol Shaqaale caafimaad oo ay soo diyaarisay Hay’ada Qaramada Midoobe  ayaa ka howlgalay 28 xarumood oo marinka Gaza ah halkaasoo ay ka durba ka bilaabeen bixinta talaalka sida aad sawirada ka arki kartaan.

Advertisement

Ololahan ayaa ujeeddadiisu tahay in lagu tallaalo ilaa 600,000 oo caruur ah kuwaasoo  ku nool marinka Gaza xili ay colaad,nafaqo daro iyo macaluulna ay wajahayaan.

Qaramada Midoobe ayaa hore ciidamada Yuhuuda kala hadashay fulinta mashruucaan si ay u joojiyaan ugu yaraan howlgalada dagaal ee ay ka wadaan Gaza inta shaqadaani la wado.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

A Palestinian child is vaccinated against polio, at a United Nations healthcare center in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip, September 1, 2024. REUTERS/Ramadan AbedA Palestinian child is vaccinated against polio, at a United Nations healthcare center in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip, September 1, 2024. REUTERS/Ramadan AbedPalestinians gather for a polio vaccination campaign, at a United Nations healthcare center in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip, September 1, 2024. REUTERS/Ramadan AbedPalestinian children wait to be vaccinated against polio, at a United Nations healthcare center in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip, September 1, 2024. REUTERS/Ramadan Abed

photo captionphoto caption

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here