Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia ee Maanta waxaa lagu meel mariyay magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, kaas oo noqonaya  Cabdiraxmaan Siciid Axmed.

Magacaabistaan iyo meel marinta ayaa ka danbeysay kadib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.

Advertisement

Golaha wasiirada ayaa cod buuxa ku aqbalay xilkaaasi cusub ee loo magacaabay  C/raxmaan Siciid Axmed taasoo ah Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here