Wafdi ka socday Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubaland ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka Istanbuul, gaar ahaan Luglow oo ku yaala Waqooyiga Magaalada Kismayo, halkaas oo in ka badan 500 guri oo deegaameyn ah looga sameynayo qaar ka mid ah Barakacayaasha ku nool Kismaayo.
Barnaamijkan deegaameynta rasmiga ah oo ay fulinayaan Hay’adaha UNHCR, NRC & GIFT OF THE GIVERS ayaa waxaa laga hirgelinayaa dhul ay ku deeqday dowladd Goboleedka Jubbaland.
Guryahaan dadka la dejinayo ayaa isugu jira kuwo la dhameeyay dhismahooda iyo kuwo ay howshooda socoto, qorshaha ayaana ah in ay ka faa’iideystaan in ka badan 500 oo qoys oo Barakacayaal ah.
May be an image of 8 people and textMay be an image of timber yardMay be an image of timber yardMay be an image of campsite and horizonMay be an image of campsiteMay be an image of 5 peopleMay be an image of campsite and horizon
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here