Aljazeera ayaa heshay muuqaalo muujinaya askarta Israa’iil oo gubaya islamarkaana jeexjeexaya bogag Qur’aanka Kariimka ah Masjidka Bani Saleh oo  ku yaal waqooyiga Gaza

Sidoo kale muuqaalada ayaa muujinaya diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee duqeyneysa Masjidka weyn ee Khan Younis .

Advertisement

Ilaa bishii Oktoobar ee sanadki hore Yuhuuda ayaa dishay dad ka badan 40-kun oo shacab ah gaar ahaan caruur iyo hooyooyin reer Gaza ah.

Sidoo kale waxay dhaawaceen dad ka badan Boqol kun shacab u badan iyaguna.

https://www.aljazeera.com/wp-content/uploads/2024/08/WIDE-CLEAN-1724587354.jpg?resize=730%2C410&quality=80

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here