Ra”ii sul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda Saxiixa Heshiiska Iskaashi ee Hay’adda Diiyaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha (NIRA) iyo Midowga Bangiyada Soomaaliyeed.

Iskaashigan ayaa door lixaad leh ka qaadan doona dhaqangelinta nidaamka aqoonsiga qaranka si dadweynaha ay ugu fududaato helitaanka adeegyada asaasiga ah ee nidaamka maaliyadda iyo adeegyada bangiyada.
Waxaa munaasabadda daahfurka sida oo kale ka soo qayb galay, wasiirro ka tirsan xukuumadda, Gudoomiyaha Bangiga Dhaxe, wakiillo ka socda ganacsatada, bangiyada, ururrada bulshada rayidka iyo martisahaf kale.
May be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 9 people and suitMay be an image of 7 people, suit, dais and textMay be an image of 2 people, dais, newsroom and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 16 people and daisMay be an image of 7 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here