May be an image of 1 person, beard and smiling

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu xaasikiisa dilay kadib markii uu guriga ku gubay ayaa mar kale ka soo muuqday Maxkamada gaar ahaan tan ugu dambeysa.

Advertisement

Eedeysane Sayid Cali oo horay labo jeer dil toogasho ah loogu xukumay ayaa maanta la horgeyay Maxkamadda Sare ee dalka oo aqbashay racfaankii uu ka qaatay xukunadii hore.

Maxkamada sare oo ah halka u dambeysa ee racfaan loo qaadan karo ayuu saaka  ka soo muuqday.

Maxkamadeynta oo hada socota ayuu Gudoomiyaha Maxkamada sare Baashe Yuusuf Axmed wuxuu ugu horeyn su’aalo weydiinayay Abuukaate Cali Xalane oo difaacaya eedeysanaha.

No description available.

wixii war ah ee ku soo kordha wararkeena dambe ayaad kaga bogan doontyaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here