Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa booqday Xafiiska Dadweynaha ee Xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi oo ay ku xiran yihiin dadweynaha Soomaaliyeed gaar ahaan dadka uu deegaan ahaan matalo xildhibaanka.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa ku bogaadiyay xildhibaanka xafiiskaan, isagoo ku boorriyay xildhibaanada kale inay ku daydaan.
May be an image of 4 people

May be an image of 3 people, television and textMay be an image of 7 people, wedding and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 7 people, wedding and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here