Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka Ceelasha Biyaha, oo mudooyinkii dambe Ciidamada ammaanka ay ka wadeen howlgalo lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda iyo deegannada ku teedsan.

Taliyaha Ciidanka Booliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa saraakiisha hogaamineysa Ciidamada amniga ku dhiirigeliyay in la dardargeliyo sugidda amniga, iyo inay sii xoojiyaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.
May be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person and treeMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and treeMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and people smilingMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here