MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxa ATMIS, Amb. Mohamed El-Amine Souef, ayaa Muqdisho ku qaabilay shalay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Maareynta Silsiladda Supply, AnneMarie van den Berg, oo ka dhacday Xarunta Xafiiska Hawlgalka ee Soomaaliya.

Dooduhu waxay ku saabsanaayeen hawlgallada ATMIS-ka, dhimista ciidamada, istaraatiijiyadda ATMIS-ka kadib, iyo taageerada ciidamada Amniga Soomaaliya.

Advertisement

UUN-ka wuxuu ammaanay iskaashiga ATMIS-UNSOS taageeridda geeddi-socodka nabadda ee Soomaaliya.

Kulankaan Waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka ATMIS, Lt. Gen. Sam Kavuma, Taliyaha Booliska, Hillary Sao Kanu & Madaxa UNSOS, Aisa Kacyira Kirabo, iyo madax kale oo sarsare.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 8 people and textMay be an image of 8 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people, people playing tennis and textMay be an image of 11 people and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here