NEW DELHI (DAYNIILE.COM)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/salam Sharif Hussein ayaa gaaray dalka Magaalada New Delhi ee caasimada Dalka India.

Wasiirka waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin u dhashay dalka India iyo Siihayaha Safaaradda ahna Safiir Kuxigeenka Safaaradda Hindiya ee dalkeema Somalia Abdifatah Abdullahi Nuur.

Advertisement

Wasiirka ayaa India u tagay ka qeyb-galka shirweynaha Ganacsiga Afrika iyo Hindiya (Indian African business Conclave 19th CII) kaasoo maalinta barri ah ka furmaya dalkaas.

Wasiirka ayaa lagu wadaa inuu hadalo ka jeediyo shirkaani isagoo matalaya Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 people, wingtip shoes and suitMay be an image of 3 people and suit

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here