Sida lagu shaaciyay warbaahinta Qaranka Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeyb galaya shir heerkiisu sarreeyo oo looga hadlayo dhameystirka Dastuurka, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Ohio ee dalka Mareykanka.

Kulanka oo laba maalin soconaya, ayna soo agaasintay hey’adda cilmi baarista siyaasadeed ee Bulsho Trust ayaa looga hadlayaa arrimaha ku xeyn-daaban Dastuurka dalka, dowlad wanaagga, xasiloonida iyo horumarka guud.

Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa ka qeyb galayaasha la wadaagaya xaaladda uu marayo geedi socodka dib-u-eegista Dastuurka oo si wanaagan loo dardargeliyay intii ay jirtay xukuumadda Dan-qaran.
May be an image of 5 people, newsroom and textMay be an image of 4 people, newsroom, dais and text that says '三 17th- 17th-18th 18th AUG AUG2024 2024 HIGH-LEVEL CONFERENCE ON: COMPLETING SOMALIA'S CONSTITUTIONAL VISION F BULSHO TRUST INDEPENDENT INDEPENDENTRESEARCH RESEARCH'
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here