QORRE : YAXYE CAAMIR   
                 Digniino Culus iyo Talo
Digniinta 1aad.
Khalad weyn oo la sameeyay, dhibna ku ah Qur’aanka kariimka. Madbacadda loo yaqaan (Daaru Diiba) ee ku taal Waddada 13 ee Al qazaaz ee Magaalada Qahira, ayaa Daabacday Kitaabka Qur’aanka, waxaana ka muuqdo khalad Mad-bacadda ah oo aan ku tala gal eheyn, weyna ka cudur Daarteen, ma ahan kitaabada ay daabaceen oo dhan ee waa khalad ku kooban hal daabacaad oo laga yaabo in uu ku soo gaaray. , laakin kitaabadii meela badan ayey gaareen.
Fadlan haddii aad aragto ha ku kahsoomin, Ardayda Qura’aanka baraneena yeyna si khalad ah u fahmin.

Waxaa sax ah: Suuradda Anfaal Aayadda 71 aad waa:
في قوله تعالى( وإن يريدوا خيانتك فقد خانوا الله من قبل)
khaladka madbacada ayaa ah:
(وإن يزيدوا خيانتك )
Halkii laga Rabay Xarafka “R” ayaa loo daabacay “Z”. Taa oo ah khalad Daabacaadaa, Badalini karo macnaha Aayaada, Bedelkaa oo Gaf ku ah Qowlkii Alle. (F.M:1aad)
Waxaan kaa Codsanayaa Haddii aad aragto Daabacaadaa in aadan ku kahsoomin, Dadkuna aynan ku murmin waa “Z” iyo waa “R” mahadsanid.
Digniinta 2aad
Hilibka Digaaga ee Dibadda laga keeno, ka sokoow Habka loo koriyay iyo Habka loo keeydiyo oo Cuduro halisa laga qaadi karo.
Markii la gowracayay looma Gowricin Habka Islaamku na farayay, kuwa ugu roon ayaa ku doodo in Mashiinka ama Midida lagu gowracay ey ku dul Qoreen Bisinka.( F.S:2-3aad)
FG: Waa iga Talo, Wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Qore: Yahya Amir
May be an image of textNo photo description available.May be an image of knife and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here