MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shirka Madasha Horumarinta Soomaaliya 2024  oo uu soo qaban qaabiyay Mac-hadka Heritage ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.

Shirkaan waxaa lagu casuumay Masuuliyiin Dowlada ka tirsan,iyo qeybaha bulshada sida dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo markii ugu horeysay lagu casuumay kulan nuucaan oo kale ah.

Advertisement

Qodobka dhaqaalaha ayaa maanta looga hadlayay shirka waxaana ka mid ah dadkii ka hadlay Dr. Xasan Aadan Hoosoow oo ah  la-talilayaha Madaxweynaha ee arrimaha Dhaqaalaha wuxuuna sheegay inay dhaqaaluhu yahay hal-bowle.

“Dhaqaalaha waa halbowle, in uu Machadka Heritage doodiisa furana waan bogaadinayaa.” ayuu yiri la taliye Dr. Xasan Aadan.

Sidoo kale waxaa isna ka hadlay La-taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha Dhaqaalaha Dr. Aweys Cabdullaahi Cali kaasoo xusay inay shirka ka soo qeybaleen shaqaalaha dib u habeynta maaliyadda.

“Waxaan aad ugu faraxsanahay dadkii ka shaqeenayey muddo shan sano dib u habeynta maaliyadda, in shirkaan ay nagala soo qeyb galaan.” ayuu yiri Dr. Aweys.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 3 people, suit and textMay be an image of 1 person, newsroom and text that says 'SOMALIA 用おせ SOMAL DEVELOPMENT ERITAGE 0 USOHALA ម្ជំន HERITAGE n HERITAGE INSTITUTE E SO SETTING THE AGENDA FOR SOMALIA' S ECONOMIC TRANSFORMATION CONOMICTRANSFORMATIONAI AND GROWTH IN THE POST-HIPC POST ERA City " University Mogadisha Mogadis'May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom and text that says 'HERITAGE INSTITUTE S SETTING THE AGENDA FOR SOMALIA'S S ECONOMIC ECONOMICTRANSFORMATIONAN TRANSFORMATION AND GROWTH IN THE POST-HIPC POST- ERA City CityUniversity University University ofMogadishu'May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, beard, suit and textMay be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of ‎9 people, newsroom and ‎text that says '‎KOSACAITO AHA SOOMAALYA CЛOHAUA CЛOHAUA CSOMALIA CSOMALIA HERITAGE CлOHAи CлoHAua AGENDA SETTING ECONOM GROWTHI THE -SOHALIA SOMALIA'S AND ERA OST-HIPC CлOMA DAJINTA QORSHAHA KOBACA CASRIYAYNTA SOOMAALIYA EE CAFINTA CSOHALIA تصرهانی COMA Dahabshul №ToAuR somtel (SOMALIA premier bank (MAU Idman A SOM BANK Sida (SOMALIA CERD y3oMAUR UTPИAA (SOMALIA IBS CESOMALIA GASOMALIA CESOHALIA OMALIA SOMALIA MyBank SOMALIA ri Interpeace SPECIAL THANKS TO SPONSORS SOM (SOMALIA SOMALIA CSOMALIA ENSOMALIA PROmAAah SOMALIA G.SOMALIA SOMALIA (SOMALIA GSO cMeЛoHblUA MERITADE ΣΩMUΑ U SO HERITAGE NSTITUTE SETTING THE AGENDA FOR SOMALIA'S S ECONOMIC TRANSFORMATION AND GROWTH IN HE POST-HIPC POST ERA City University fMogadishu‎'‎‎

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here