Muqdisho, 12 August 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhawaan la baneeyay.

Kormeerka ayaa waxaa Madaxda ku wehliyay Injineero ka socday shirkad dhisi doonta Wasaaradda, waxa ayna u mahadceliyeen shacabkii halkaasi deganaa garowshiyaha ay ka muujiyeen in ay baneeyaan xarunta Wasaaradda kadib markii loo soo baahday xarunta in dib-u-dhis lagu sameeyo isla markaana ay ku shaqeyso Wasaaradda.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
May be an image of 4 people and carMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 8 people and suitMay be an image of 7 people and suitMay be an image of 4 peopleNo photo description available.May be an image of 6 people and suitMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and suitMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 9 people and suitMay be an image of 7 people and suitMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here