Muqdisho, August 10, 2024 – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u ambabaxay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada.

Wafdigaan ayaa casuumad rasmi ah ka helay Dowladda Turkiga, iyagoo matalaya Dowladda Soomaaliya, waxayna ka qayb gali-doonaan wareegga labaad ee wadahadalka kala dhexeeya Itoobiya, kaas oo ay garwadeen ka tahay Dowladda Turkiga sida ay sheegtay Wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya.

Advertisement

Wadahadalkan ayaa lagu wadaa inuu magaalada Ankara ka furmo maalinta Isniinta ah ee 12 August, 2024.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here