QAHIRA (DAYNIILE.COM)- Kulan xasaasi ah oo Magaalada Qaahira ay ku yeesheen wasiirada arimaha dibadda ee Turkiga iyo Masara Hakan Fidan iyo Badr Abdelatty ayay saxaafada u sheegen inay wada-jir isugu raaceen inay mar kasta diyaar u yihiin difaacida madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.

ayaa waxa ay sheegeen in ay isku afgarteen sidii loo ilaalin lahaa 

Advertisement

Kulanka oo ajandahiisa guud ahaa heshiiska xabad joojin Gaza ee dhawaan ka dhici doona Masar ayaa markii uu dhamaaday kadib waxay labada masuulba qabteen shir jaraa’id, kaas oo ay ku sheegeen in ay

Labada wasiir waxay adkeeyeen muhiimad ay leedahay midnimada Soomaaliya xili khilaaf weyn uu soo kala dhex galay Somalia iyo Itoobiya kadib markii Abiy Axmed uu cadeystay boobida dhulka Somalia gaar ahaan badda.

Masar marna ma aqbaleyso wax kasta  oo shaki gelinaya midnimada iyo madaxbanaanada dhuleed ee Soomalaiya” ayuu yiri Wasiirka Arimaha Dibadda ee Masar kaasoo saxaafada la hadlayay shirkooda kadib

Labada Dowlad waxaa xusid mudan inay hore mowqifkooda u cadeeyeen islamarkaan gaar gaar u xuseen inay Somalia garab taagan yihiin xili waliba Masaaerida iyo Itoobiya uusan wanaagsaneyn xiriirkooda madaama ay isku hayaan arinta wabiga Niil.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Fidan iyo dhiggisa

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here