MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guud ahaan Gabdhihii caanka ahaa Tiktok ee bilahaab dambe u xirnaa Dowlada Somalia ayaa maanta  xabsiga laga sii daayay

Gabadhahaan oo badankood ku eedeysnaa kicin bulsho qaab qabyaaladeysan iyo aflagaado ayaa maalin ka hor maxkamadu ku xuountay lix bolood oo xarig ah balse waxaa poo fasaxay inay iibsan karaan.

Advertisement

Gabahdhaan ayaa daqiiqado ladib markii Maanta la sii daayay  dhamantood waxaa  lagu arkay baraha bulshada iyagoo u dabaal degaya xoriyada ay heleen.

Bilaal Bulshaawi oo isna caan ka ah baraha  bulshada ayaa soo geliyay bartiisa Facebook muuqaal gabdhaha oo markii la soo daayay gaadiid u raacaya guryahooda.

Qaar ka mida Gabdhaha ayaa Bilaal Bulshaawi ku amaanay sida uu ugu dadaalay ilaa ay xornimo ma heleen.

Dhanka kale Bilaal Bulshaawi wuxuu muuqaal saaka ku cadeeyay dhamaan gabdhaha ah iibsadeen Linda bil ee lagu xukumay sidaasna banaanka ku imaadeen.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

 

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here