Maxkamadda Ciidamada darajada koowaad ee Maamulka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay laba askari oo hore dil u geystay.

Labada gacan ku dhiigle ee la toogtay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Yaasiin Cusmaan Colow  iyo Maxamed Cabdullaahi Siciid oo labaduna hore dilal u geystay kadibna lagu xukumay dil.

Advertisement

Dable Maxamed Cabdullaahi Siciid wuxuu hore u dilay Marxuum Maxamed Deeq Nuune Saalax.

Sidoo kale Yaasiin Cusmaan Colow wuxuu isna horay u dilay Marxuum Muxiyadiin Cabdi Xassan , ugu dambeyna maanta ayaa la qisaasay waxaana toogashadooda ka qeybgalay masuuliyiin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here