In aad la xiriirto Qayba badan oo Bulshada ka mid ah, waxa ay kuu kordhinee in aad wax ka ogaado Bulshada aad ku dhax nooshahay.

1. Siyaasi:

Advertisement

Siyaasi. Waa is badbadal badan yahay. Tusaale, Md. Cabdi warsame isaaq AuN oo ka tirsanaa Golihii Sare ee kacaanka. Waxaan is baranay isaga oo iga Aragti’ duwan, kadibna Aragtidii aan aaminsanaa ayuu dhinaciisa ka qaatay, muddo kadib waa is bedelay, mar kale Aragtidii hore ayuu u soo noqday, Anigu halkeygii ayaan iska taagnaa markii iigu dambeysay ee aan joognay Adis abaa. ( F.S:1aad)

Duuliye sare: Cabdi Cumaan Farax AuN, waxaa is baranay Annaga oo isku Aragti ah, kadib waa ka baxyay Aragtidii hore, mar dambe haddana Aragtidii hore ayuu u soo noqday, markii iigu dambeysay Khartuum. ( F.S: 2aad)

2. Majaajiliiste iyo suugaanleey

Mar kasta waa faraxsanyihiin, waa iga qosli jireen, Murti ayey ii sheegi jireen, weligeey is bedel Aragti kuma arag iyo is rog rog siyaasadeed.

Fiiri Cabdi dhuux iyo kooxdiisa Kampala ( F.S: 3aad). Ilka Case, Marshaale iyo saaxiibkood. (F.S: 4aad) Ajakis Via Roma ( F.S:5aad) . Maki Xaji Banadir-Nairobi. ( F.S:6aad) Aniga iyo Ow koobo-Mogadishu ( F.S:7aad). Dhamaantood Intaan Aqiin kuma arag isbedel weyn, in kasta oo Noloshu ku adkeeyd haddana farxad ayaa ka muuqatay.

3. Bahada Saxaafada

Horta aan ku weeydiiyee, Bahda saxaafadda iyo wariyayaashu ma bedelaan Aragtidooda? Siyaasiyiinta intey ka shaabahaan. ( F.S:8aad)

( Ar Siyaasiyaa!!!, mahaad ku ogeed ugu imaameysid, kuwa hadda joogaaba ugu sii daran)

Qore:Yahya Amir

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here