HOBYO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab uu isku soo dhiibay Ciidamada Booliiksa Magaalo xeebeedka Hobyo.
Sarkaalkaan isa soo dhiibay ayaa ah Madaxii maaliyada Gobolka Mudug ee Alshabaab  Cabaas Al-Amiin xuseen kadib markii uu xiriiir la soo sameeyay Magaalada Hobyo.
Ciidamada soo dhaweeyay Sarkaalkaan waxaa hor kacayay Taliyaha Saldhiga Booliiska Hobyo Maxamed Cadceed.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in sarkaalkaani iskiis u go’aansaday inuu ka soo goosto Alshabaab,wuxuuna ka tagay deegaanka jawle ee Gobolka Mudug.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 personMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here