Ciidanka Booliiska Gobolka mudug ayaa ku guulaystey Soo qabashada Nin isku ekaysiiyay Dumar kagana shaqeysan jirey Mudo Magalooyinka Bosaso, Garowe ilaa Galkacyo Kaaso lagu Magacabo Axmed Cali Shire 20 jir ah Dhadig ahaana La baxay Aniso cali shire.

Howlgalka qabashada Axmed Cali Shire oo qaatay waqti kooban ayaa waxaa ku guulaystay Taliyaha Saldhiga Kabida ee Magaalada Galkacyo L/Xidigle Axmed Jamac Xayir(Raad goob).

Advertisement

Eedaysanaha ayaana lahor-gayndoonaa Hay’adaha cadaalada ee kiiskan shaqadda kuleh.

– DHAMMAAD –

XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here