MASAGAWAAY (DAYNIILE.COM)-Ciidanka Milatariga Somalia ayaa shalay howlgal ka dhan ah Alshabaab  ka fuliyey dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Xuseen Cagey iyo Baraag Sheekh Caamir.

Deegaankaan howlgalka laga fuliyayu wuxuu ku dhaw yahay deegaanka Mesagawaay ee gobolka Galgaduud.

Sida Dowladu shaacisay Ciidamada Milatariga ayaa Howlgalka ku dileen dhagarqabayaal ka tirsan Alshabaab kuwaasoo ku sugnaa howdka xiliga dagaalku qarxayay.

Advertisement

Sida sawirada aad ka arki kartaan ciidamada Dowlada ayaa wata gaadiid badan oo nuuca dagaalka ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 10 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 people and grassMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people and rhinocerosMay be an image of 5 people and grassMay be an image of 9 people and rhinoceros
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here