Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi warbixin kasoo diyaariya doodihii dhowaan Xildhibaanada golaha Shacabka ka yeesheen dhismaha hay’adaha madaxa banaan ee aan miisaaniyadda laheyn.
Advertisement