KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Nin dhalinyaro ah oo magaciisa ku sheegay Axmed Cabdi Digaale ayaa Alshabaab shaIay waxay usoo dhiibeen Miino si loogu dilo Taliyaha Ciidamada Daraawishta degmada Afmadow ee Maamulka Jubaland.

Ninkaan ayaa kadib qaatay go’aan yaab leh waxaana uu hore ugu sii wargeliyay sarkaalka la rabay in la dilo ,ninkaan wuxuu sameeyay intuu ka soo qaaday ayuu sarkaalkii lagu dili lahaa ku wareejiyay kadib wada shaqeyn been guur ah oo uu la sameeyay Alshabaab.

Advertisement

Ugu danbeyn miinada oo meel cidlo ah lagu qarxiyay  ayuu taliyihii qorshuhu  ahaa in lagu dilo wuxuu abaal marin lacageed  oo dhan 3,000$ siiyay wiilka fashiliyay qorshaha Alshabaab.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Jubbaland Media:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here