QAZA (DAYNIILE.COM)-Ururka saxafiyiinta falastiiniyiinta ayaa warbixin ay soo xigatay wakaalada wararka ee Wafa ku sheegay in sadex ka mid ah wariyaasha lagu dilay weeraro gantaalo oo toos ah oo Israel ay ku qaaday guryahooda.

Midka afraad ayaa isna la dilay ka dib markii ay weerartay  diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay, kan shanaadna waxa lagu dilay gantaallada Israa’iil.

Advertisement

Kii lixaad wuxuu u dhintay dawo la’aan iyo daaweyn la’aan sababtoo ah xiritaanka xuduudaha ee Israel.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in ciidamada Israa’iil iyo dadka la dejiyay ay geysteen 127 xadgudubyo oo lagu bartilmaameedsaday suxufiyiinta Gaza iyo Daanta Galbeed ee la haysto.

SOURCE AL-JAZEERA

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Three more journalists killed in Gaza in Israeli offensive, relatives say |  Reuters

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here