Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaamiyaha Xisbiga Dacwa ee dalka Ciraaq, Mudane Nuuri Al-Maaliki.

Xamsa iyo Nuuri oo horey Ciraaq uga soo noqday Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, iyadoo Ra’iisul Wasaare Xamse uu mudnaanta siinayey isdhaafsiga khibradda dagaalka ka dhanka argagixisada iyo qaabkii dowladda Ciraaq uga adkaatay, ugana xoreysay dalka Ciraaq kooxihii argagixisada.
Ra’iisulwasaare Xamze oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Ciraaq ayaa lagu wadaa inuu dalka ku soo laabto xili baarlamaanka Soomaaliyeed uu ku kacsan yahay.
May be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, beard and suitMay be an image of 1 person and headscarfMay be an image of 1 person and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here