Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka.
Madaxweynaha iyo masuuliyiinta reer Waqooyiga waxay isla soo qaadeen dadaalka ay dowladdu ku bixinayso ka hortaga faragelinta shisheeye iyo ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku bogaadiyay doorkooda isku haynta bulshada iyo wadajirka Ummadda Soomaaliyeed.
May be an image of 6 people and tableMay be an image of 13 people, table and daisMay be an image of 5 people, table and suitMay be an image of 6 people, table and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here