CEEL-DHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Degmada Ceeldheer ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in markii ugu horeysay Saaka ardeyda Degmadaasi u fadhisteen Imtixaanka Dowlada Somalia gaar ahaan mid shahaadiga.
Talaabadaasi ayaa imaneysa kadib markii dhawaan Magaaladaasi laga saaray Kooxda Alshabaab.
Ardeyda Reer Ceel-dheer inay helaan fursadaan waxaa ugu dambeysay 33 sano ka hor,waxaana ka muuqata subaaan farxad aad u badan macaliiinta iyo ardeydaba.
Shalay ayay ahayd markii sidaan oo kale Magaalada Laascaanood loo gaarsiiyay Imtixaanka Dowlada oo iyagana ugu danbeysay 33 sano ka hor .
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
Advertisement