OGEEYSIIS! OGEEYSIIS!
Taliska ciidanka X.D.Soomaaliyeed waxa uu qaadanaya layli saraakiil cusub oo rag iyo dumarba leh.
Taariikhda arji qabashada:
Ragga 06-da Luulyo ilaa 18ka Luulyo
Dumarka : 20ka Luulyo ilaa 25Ka Luulyo
Shuruudaha
â– Waa inoo ahaada muwaadin Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya.
â– Waa inoo wataa Shahaado dugsi sare oo asal ah(orginal) ama wax ka sareyo.
â– Waa inay Da’da u dhaxeysaa 18 sano ilaa 22 sano jir (2002-2006)
â– Hadii uu ardayga sanadkaan dugsi sare ka qalin jabiyay aanu wali uso bixin shahaadada waxaa laga doonaya:.
â—‡Warqad cadeynaysa inuu shahaado suge yahay oo timbaraysan
â—‡Kaarka imtixaanka dowladda uu ku galay.
â—‡Dhalasho Iyo sugnaan oo gobolka ah ama Passport.
â– In uusan horay uga soo mid noqonin kooxaha argagixisada ah.
â– In uusan balwad lahayn.
☆Heerarka dhirika iyo culeyska waxaa lagu muujiyay Tusmada 1’aad.
☆Heerarka awoodda jirka waxaa lagu muujiyay Tusmada 2aad.
☆Maadooyinka Imtixaanka qabuulka iyo tirada su’aalaha waxaa lagu muujiyay Tusmada 3aad.
FG: Ardayga hadii uu ku imaanayo shahaado Jaamacadeed waxa uu horay usoo qaadanayaa Shahaadada dugsi sare oo asal ah (orginal)
Dhamaan ducoment-yada lagaa doonayo waa inay asal ahaadan (orginal) hadii aad fotokopi la timaado laguma qaabili doono.
Waxaad horay usoo qaadataa dhar isbortis iyo kabo isbortis ah.
May be an image of textMay be an image of textMay be an image of blueprint and textMay be an image of blueprint and textMay be an image of textMay be an image of blueprint, ticket stub and textMay be an image of blueprint and textMay be an image of blueprint and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here