Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda  Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuul ka tirsan Qaramada Midoobe.

Masuulkaan oo ah Raisedon Zenenga, ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayay isla soo qaadeen arimaha Somalia.

Advertisement

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii loo joogteyn lahaa wadashaqeynta labada dhinac, isla markaana la isaga kaashan lahaa xoojinta amniga dalka, gaar ahaan horumarinta amniga Caasimada dalka ee Muqdisho. Sidoo kale, kulanka waxaa looga hadlay u diyaargarowga bixitaanka ATMIS iyo marxaladda kala guurka ah.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here