HOMA-BOY (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska  ismaamulka Homa Bay ee Dalka Kenya ayaa soo xirey wiil ardey ah kaasoo loo heysto kiis dil ah.

Wiilka oo 16 jir ah ayaa la sheegay inuu gacantiisa ku dilay hooyadiis oo 39 jir ahayd laguna magacaabi jirey Nelis Ogutu, eedeysanaha wuxuu hadda ku jiraa saldhigga booliiska ee Mbita.

Advertisement

Sida ay sheegtay idaacada StarFM wiilka ayaa suurtagal ah inuu ka xanuunsanayo dhimirka sidaasna ugu kaliftay dilka hooyadiis walow baaritaankii booliisku socdo.

Xukunada dilalka Dalka Kenya ayaa iska ah xabsi inkastoo dalalka aan m,uslmka ahayn oo dhan sidaas u badan yihiin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here